Horn Magazine
Tuesday, May 13, 2025
  • Home
  • National
  • World
  • Finance
  • Community News
  • Education
  • Sports
  • Health
No Result
View All Result
  • Home
  • National
  • World
  • Finance
  • Community News
  • Education
  • Sports
  • Health
No Result
View All Result
Horn Magazine
No Result
View All Result

Home » Shahaadada digriiga Kuliyadeed lacag Ma u qalanta

Shahaadada digriiga Kuliyadeed lacag Ma u qalanta

July 18, 2022
in Waxbarasho
3 min read
Miyuu
ShareSharePin

Qaayaha Dhaqanku wuxuu had iyo Goor inoo sheega in waxbarashadu tahay furaha guusha iyo Albaabka Barwaaqada.

Gaar ahaan,Shahaada degreega waxaa  lagu helaa waxbarasho waxaana loo talaabo dheerar kasta oo ay fogaanteedu dhammaan daafaha dalka iyo dibadaha  baddaha kashisheeya kuleedahay, iyadoo aad uga go’did Shaqsiyaadkii Muddo aad jecelayd.

Si kasta oo ay shahaadada degree muhiim ah u noqon karto, maalinteena iyo da’deena,gaar ahaan gudaha Maraykanka ,tirada xirfadaha lagu baran karo meel ka baxsan dugsi-dhaqameedyada iyo qarashka badan ee waxbaridda, ayaa laga yaabaa inay ka dhigto mid dib-u-qiimaysa Ahmiyada ay leedahay shahaadada kulliyaddu.

Jiilalkii inaga horeeyay, waxaa jirayay Arday yar oo soo qalinjabiyay, oo qiimo sare u yeelaayay, sababtoo ah baahida fursadaha qaadashada arday soo qalinjabisay ayaa saraysay,ardayda qalin jabisayna aad baa loogu baahna. hase ahaate, wakhti xaadirkan way kabadalan tahay, “Kaliya ma ahayn dammaanad qaadka in la raaco wadadii barwaaqada ee jiilashii hore ay raaceen”.Sidaas waxaa yidhi dhaqaaleyahan Will Emmons oo ka tirsan kaydka federaalka ee St Louis.

Qiimaha waxbarashada waxa lagu cabiraa kharashka lagu sii wado waxbarashada iyo shahaado lagu heli karo mushahar aad u badan si aad usoo celiso Wakhtigii iyo kharashkii kaga baxay. Tacliinta dugsiyada Georgia State University (GSU) iyo Jaamacadda Georgia (UGA),Waxaan ku aragnay inardaydu uga tagayso sababo deymo waaweyn oo ay la socdaan dulsaar is biirsatay, taasi oo waxbarashada kadhigaysa labanlaab tobankii sano ee la soo dhaafay, sidookale Markaan eegno qiimaha Machadka Brookings ee 2021 ardayda  lagu laha oo ahaa $30,000 ilaa $50,000 oo deyn ah. Iyadoo dhammaan deyntaas, ay lama huraan u tahay in la helo shaqo ku habboon takhasuska waxbarasho ee aad soo baratay si aad isaga bixiso deyntaas.  Hase ahaate, taasi intabadan Mar walba ma dhacdo.Celcelis ahaan qoyska Mareykanka ayaa hadda bixiya toddobo jeer in ka badan inta qoyska reer Yurub celcelis ahaan ay ubadkooda u diraan kulliyadda,” ayuu yiri professor Peter Cappelli, oo wax ka dhiga Dugsiga Ganacsiga ee Penn’s Wharton.

“Hadii aad kuliyada U.S. ah teeram waxbarasho Amaah uga dhigati waxaa adag in aad heshid lacag aad kuceliso daynta kuliyada, taasi kadhigan inaadan Waligaa soo celin karrin lacagti markii hore kuliyada kaaga baxaday”.ayuu raaciyey.

Sida ay sheegayso xogta New york Fed, 10 arday oo dhigriiga kuliyada kasoo qalin jabisay , Afar kamid ah waxay ka shaqeeyaan shaqooyin aan digrii looga baahnayn, halka qaar kamid ah ardayda kashaqaysa Hay’adaha aan bixin lacag aad daynta iska bixin karto ee hawl gabka kudhow ay khatar ugu jiraan inay Dayn bixi waayaan. Sidaas darteed, caruurta 18 waxay halis ugu jiraan inay waligood kujiraan siday go’aan natiijo u heli lahaayeen, si ay Nolashooda wax uga badalaan.

Wakhti xaadirkan arrimaha Qiimaha digreega dood badan kama taagna ,Hadaan tusaale usoo qaadano (hadii aad Bar baastid)YouTube-ka ayaad si aan laga go’ lahayn waxbarashada Sharciga uga baran kartaa.

Laakiin waxaa iswaydiin leh Xaalada meelaha dunida Aaladaha Casriga ah kabaxsan.Tusaale ahaan Inaad Coder noqoti Dhigriiga kuliyada haysatid looma baahna.ardayda ilaa 18 jir ah ee doonaya inay luuqada kumputarka ee sida Java ama Python ay bilaash (Qayb ahaan bilaash) kubartaan toos ayey u awoodayaan, hase ahaate kuwa aan xili u waqti u helayn inay Kuliyada tagaan ama ay kuliyada lacag geeyaan, inay Waqtiga si fiican uga faa’iidaystaan ma karayaan. Markay sidan dhacdana waxay ku khasban yihiin inay guriga waalidkood iska joogaan haday fursad helaan, taasi oo lacag kusii kordhinaysa. sidookale Dunidan Casriga ah, waxaa jira Aaladaha casriga ee sida Udemy, LinkedIn Learning፣ Codecademy iyo kuwo kale oo badan oo khadka wax looga baran karo. Tusaale “Codecademy” wuxuu soo bandhigay 12 barnaamij iyo Mark App oo waxbarashada luuqaha laga barto. Aaladaha Python, Ruby, Java, jQuery iyo waliba HTML iyo CSS waa la baran karaa.waxaadna karaysa inaad Aalada Codecademy Pro aad waxbarashada toos iskaga diwaangelisid.

Shirkadaha Shaqaalaynta ayaa hadda kuhawlan sidii ay uqaadan lahaayeen tartamayaasha iyo qalin jabiyeyaasha leh ay cilmigooda dhabta ah u dheer tahay barashada Xirfada dunida Macmalka ah.Hadaba dadka leh xirfadaha aad loogu baahan yahay ee sida “Tableau” ama Falanqaynta Xogta ee SQL,aalada hal abuurka ee DBAs ama Java xirfada aalada dhismaha kuma khasbana inay dhigrii haystaan ee daaqada ayey toos Xog waran/interview uga gudbiyaan. Iyadoo ay Shirkadahu ay Hadda bixiyaan Warqada cadaynta ee horay loo helikaro ee sida AWS iyo Cisco iyo kuwa kale ee lamidka ah.Sidookale inkasta oo ay shahaadooyinkan qaarkood ay Shirkada bixisay kusalaysan yihiin, haddana waxay leeyihiin Sharaf iyo qiimo sare oo ugu yaraan xog waraysiyada damaanad qaadaya.

Sida Maareeyaha guud ee DBA mudane Raymond Fulton uu Travel Port ku qoray  “Mabda’ ahaan, Shahadada kuliyada waa lagu sii hubaysnaan doona, lakiin tani Mar Walba ma aha.Annagu waxa aan doonayno waa inuu qofku Aaladaha ama qalabyada Shirkada isticmaali yaqaano haduu adeegsan yaqaanana Hantida Shirkada ayuu noqonayaa.taas ayaan tartamayaasha uga baahan nahay. “

Related Posts

Student-loan
Waxbarasho

Lacagaha Amaahda Ardayga oo Marlabaad La Joojiyay Ilaa Sebtembar

July 7, 2022
Madaxweyne
Waxbarasho

Madaxweyne Biden ma raaci doonaa joojinta amaahda ardayda

July 7, 2022
Miyuu
Waxbarasho

Miyuu Shahaadada Kulliyadda mudan yahay Lacagta

July 7, 2022

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

POPULAR POST

No Content Available
Load More

RECENT POST

Jamal Osman Seeks Minneapolis City Council Re-Election

Jamal Osman Seeks Minneapolis City Council Re-Election

March 8, 2023
Ethiopian

New Direct Flights from Atlanta to Ethiopia

January 25, 2023
Zaynab Mohamed Sworn into the Minnesota Senate

Zaynab Mohamed Sworn into the Minnesota Senate

January 6, 2023
Last African Nation Standing in the World Cup Falls to France

Last African Nation Standing in the World Cup Falls to France

December 19, 2022
Cameroon Defeats Brazil but Fail to Qualify for the Next Round

Cameroon Defeats Brazil but Fail to Qualify for the Next Round

December 13, 2022
Horn Magazine

The Horn Magazine is a U.S. based, online magazine that serves to provide meaningful articles on a variety of subjects that impact your daily lives.

Contact info@hornmagazine.com

CATEGORIES

English                Amharic                 Somali 
National                ብሔራዊ                    Qaran
World                     ዓለም                      Adduunka
Sports                    ስፖርት                   Ciyaaraha
Finance                  ፋይናንስ                 Maaliyadda
Health                    ጤና                       Caafimaadka
Education              ትምህርት                Waxbarasho
Entertainment      መዝናኛ                   Madadaalo

SUBSCRIBE NEWSLETTER

Loading
  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

© 2021 Horn Magazine

No Result
View All Result
  • Home
  • National
  • World
  • Finance
  • Community News
  • Education
  • Sports
  • Health

© 2021 Horn Magazine