Horn Magazine
Wednesday, May 14, 2025
  • Home
  • National
  • World
  • Finance
  • Community News
  • Education
  • Sports
  • Health
No Result
View All Result
  • Home
  • National
  • World
  • Finance
  • Community News
  • Education
  • Sports
  • Health
No Result
View All Result
Horn Magazine
No Result
View All Result

Home » Frank Pezzuto Oo ilhaan Cumar dil kucabsigeliyey ayaa 15 bilood oo xadhig ah lagu xukumay

Frank Pezzuto Oo ilhaan Cumar dil kucabsigeliyey ayaa 15 bilood oo xadhig ah lagu xukumay

August 2, 2022
in Qaran
2 min read
Ilhan Omar’s Receives Death Threat – Frank Pezzuto Sentenced to 15 Months
ShareSharePin

Ilhaan oo ay adka siyaasadda uga soo horjeeda ugu yeeraan isbedel doonka, Halka uu madax weynihii hore ee Mareykanka Trump kusheegi jiray inay sharci darro tahay.Sannadkii 2020, Markii uu Trump xilka ka tagayey, Frank Anthony Puzzuto oo 73 jir ah ayaa  Ilhaan Cumar oo ka tirsan Congress-ka u hanjabay. Marka laga soo tago Ilhan, Puzzuto waxa kale oo uu u hanjabay Mudane Eric Swalwell iyo mudane Adam Schiff. Bishii Janaayo 25, 2020 waxa uu Swalwell u diray Fariin dhahaysa “Hello Mr. Swalwell, waxaan kugu imanayaa inaan ku dilo!” Isagoo akhrinaya ayuu Schiffna u diray “Hi, waxaan ahay shaqaale MS-13.  Caawa waxaan u imanayna Adam Schiff.Madaxa ayaanu ka gooyn doonnaa”.wuxuuna qoraalka ku sheegay inuu ku jiro koox dambiilayaal caalami ah oo la yiraahdo MS-13.

Farriinta saddexaad ee Puzuto, waxay ahayd Fariintii uu Febraayo 3, 2020,  Ilhan udiray.  Wuxuu wacay xafiiskii Ilhaan, wuxuuna ku yiri qofkii taleefoonka ka qabtay, “u sheeg inaan maanta dili doono” wuuna xiray. Ilhan ayaa  Instagram-ka ku soo qortay, “Isticmaalka hadallada necaybka ee doodaha siyaasaddu waxay dhalinayaan Necayb waxayna abuuraysaa xaalad xubnaha Congress-ka ay ku sugan yihiin hanjabaado dil oo joogto ah.Waa bas!”  ayay qortay. Bishii Maarso ee 2022, Garsooraha Degmadda Florida William F. Jung ayaa 73-jirka reer Floridi ku xukumay 15 bilood oo xabsi ah. Ma ahan markii ugu horeysay oo Ilhaan ay ku jees jeesaan dadka kasoo horjeeda. Dabayaaqadii sannadkii hore, 30-kii Noofambar, Ilhan oo ay weheliyaan Mudanayaasha kala ah Rashida Telaib, Ade Carson iyo Jamal Bowman.  waxay khudbad ka jeedisay Capitol Hill.  Waxayna cumar heshay fariinta cod ah oo hanjabaad dilka ah loogu diray iyadoo Codkii saxafiyiinta maqashiisay.

Bilo ka hor inta aan hanjabaada loo jeedin, ayaa Xildhibaan Bobert laga qabtay muuqaal ay dad badan daawanayeen hadal jees jeeex ah  Ilhan u eedinaysa.  Bobert oo sharaxaad ka bixiyay kulankii wiishka ee Ilhaan, ayaa tiri, “Ma jirto boorso ay dhabarka ku sidatay, markaa waanu nabad qabnaa.” Bobert oo Ashmur ku tilmaantay ilhaan ayaa tiri “qofkii  kooxda Jihaadiska ka tirsanaa ayaa go’aansaday inuu maanta shaqeeyo.”

Bobert ayaa ugu dambeyntii ilhaan wacday si ay u raali galiso, iyadoo boggeeda Twitter-ka, sidan ku qortay, “Waxaan raali gelin ka bixinayaa bulshada Muslimiinta ah ee dhibsatay hadalkeyga ku saabsan Xildhibaan Ilhaan.  Waxa ay intaa ku daray, “Waxaan tagay xafiiskeeda si aan iyada (Ilhaan)si toos ah ula hadlo.”

Laakin haddii ay Bobert si toos ah u wacay Ilhan iyo hadii kaleba, micnaha sheekadu si sax ah ulama xidhiidho qaabka ay Ilhaan wax ugasheegtay

Ilhaan: “Runtii, waxaa isoo wacay Wakiil Bobert, sidaas darteed waxaan rajaynayay inay si toos ah iga raali galin doonto beenta ay iskeed iga abuurtay ee ah inay iga hesho faafreebka.” Hase ahaate, “halkii ay raaligelin ka bixin lahayd hadaladeeda Islaam nacaybka ah iyo buun buuninta been abuurka ah, Boibert waxa ay diiday in ay si cad u qirato in ay samaysay faallooyin waxyeello iyo khatar ah.”  Ilhaan intaas kuma ekaane “Sheekadan waa gacan ku samays. Waa murugo in ay u qaadato in dareenkeeda Xagjirnimada iyo isla waynida ab ay shaqadeeda ku wanaajinayso.

in ka badan kiiskan jeesjeeska ah ee Boibert, ayaa noqday arrin si joogto ah loo bartilmaameedsado Ilhaan iyo Muslimiinta. Ilhaan ayaa tiri”Naceybka Muslim diidku ma aha wax lagu qoslo waana waxaan loo dulqaadan karin.”  Koongarasku ma noqon karo meel aan lagu cambaarayn nacaybka xagjirka ah iyo khatarta Muslimiinta.

 

 

Related Posts

Zaynab Mohamed Sworn into the Minnesota Senate
Qaran

Saynab Maxamed oo loo dhaariyay in ay kamid noqoto senatka Minnesota

January 13, 2023
Congressman Joe Neguse Brings Home $54 Million in Funding to Colorado
Qaran

Xildhibaan Joe Niguse ayaa sameeyey in $54 milyan oo maalgelin ah ayy hesho Colorado!

August 4, 2022
SWAT Team Kills Amir Locke and Ilhan Omar Introduces a Bill to End No-Knock Warrants
Qaran

Kooxda SWAT ee dishay Amir Locke Iyo Ilhaan Cumar Oo soo bandhigtay Hindise Sharciyeed oo soo Afjaraysa Waaran La’aanta

August 2, 2022
Former Police Officer, Mohamed Noor, Released from Prison
Qaran

Sargaalkii hore ee Booliska Maxamed nuur ayaa Xabsiga laga siidaayey

July 27, 2022
Healthcare habaynta
Qaran

Dib -u -habaynta Daryeelka Caafimaadka Biden

July 7, 2022

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

POPULAR POST

No Content Available
Load More

RECENT POST

Jamal Osman Seeks Minneapolis City Council Re-Election

Jamal Osman Seeks Minneapolis City Council Re-Election

March 8, 2023
Ethiopian

New Direct Flights from Atlanta to Ethiopia

January 25, 2023
Zaynab Mohamed Sworn into the Minnesota Senate

Zaynab Mohamed Sworn into the Minnesota Senate

January 6, 2023
Last African Nation Standing in the World Cup Falls to France

Last African Nation Standing in the World Cup Falls to France

December 19, 2022
Cameroon Defeats Brazil but Fail to Qualify for the Next Round

Cameroon Defeats Brazil but Fail to Qualify for the Next Round

December 13, 2022
Horn Magazine

The Horn Magazine is a U.S. based, online magazine that serves to provide meaningful articles on a variety of subjects that impact your daily lives.

Contact info@hornmagazine.com

CATEGORIES

English                Amharic                 Somali 
National                ብሔራዊ                    Qaran
World                     ዓለም                      Adduunka
Sports                    ስፖርት                   Ciyaaraha
Finance                  ፋይናንስ                 Maaliyadda
Health                    ጤና                       Caafimaadka
Education              ትምህርት                Waxbarasho
Entertainment      መዝናኛ                   Madadaalo

SUBSCRIBE NEWSLETTER

Loading
  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

© 2021 Horn Magazine

No Result
View All Result
  • Home
  • National
  • World
  • Finance
  • Community News
  • Education
  • Sports
  • Health

© 2021 Horn Magazine