waxaa xaqiiq ah in lasoo dhaafay xiligii dahabka iyo Naxaasta lagu kala ganacsan jiray.
Maadaama ay lacagta ganacteena kujirta dhibaatooyin badan wadato waxaa lasoo bandhigay fursado daymineed oo dhakhso iyo xal muhiim ah.qarashbixinta waxbarasho, guryaha ama ganacsiga lacag cadaan ah laguma qiimeeyo.hase ahaate, waxaa xal noqotay in la dhiso hanti amaahineed oo dhaqaale badan lagu abuuri karo.waxaana muhiim ah in amaah bixiyuhu ka jawaabo Amaah qaatay kasta ma iskabixin karaa daynta uu qaatay? taas ayaana keentay in la arko guri, gaadhi, Ama ganacsiga amaah lagu qaadanayo.kuwa aan amaahda iska bixin karinna iska daba wareeg ayey kuriday. Hadaba si aan iskaga bixino Daynta aan qaadanay waa inaan dayn kale qaadano, taasi oo inagu khasbaysa inaan wareeg sedexaad gelno. Hase yeeshe waxaa muhiim ah inaan fahano faa’iidada qorshaynta mustaqbalkeena waxbarasho ee nolasheena ama ganacsigeena inay ahmiyad wayn inoo leedahay.
Sidookale si aan heerkeena Amaahda u kobcino waxaa loo baahan yahay inaan si fudud u isticmaalno kaarka Amaahda, Markasta oo aan si isdaba jooga u isticmaalnana waxaa kor u kacaya daradeena Amaahda. Kosokow Faa’iidada Kaysi ee uu inoo keeyahay Wuxuu Kaarka dayntu inoo sahlayaa in Marka aan ku iibsano Tigidhka duulimaadyada aan abaal marin qiimo dhisa helno ama Mar walba oo aan waxku iibsanaba toos looga jaro kaarkeena Debit card islamarkaana aan abaal marin qiimo dhis faa’iidooyin badan inoo leh helno.
Maadaama aan dulsaar nala saarayn Hadii aan bil walba guud ahaan Amaahda iskaga bixino, Muhiim aha inaan dulsaarta Kaarta daynta aad uga Cabsano! Sababto ah Markaan heerka daynta hagaajinana waxaan helayna kaarka amaaheed oo Abaal marino badan wata.tusaale ahaan markaad furato akoonka American express sedexda bilood ee u horaysa hadii 3,000 oo doollar bixiso waxay kusiin ilaa 50,000 oo delt sky mails.
Sidaas awgeed ayeyna kugu wanaagsan tahay inaad qarash bixinta adeegga guriga iyo kuwo kaleba aad sedexda kun ee debit cardka aad ugu adeegsadi, kasokow kaarka daynta. 50,000 ee delta mails ee aad Halkan kaheshid ayaa iyadoo ay kuxidhan tahay xaalada wakhtiga ayaad gudaha maraykan tigid labo jeer ah kudabooli kartaa.hadii aaddan meelna usocdaalin oo raasmaalkaaga isticmaashana Halkii doollar ee aad isticmaashaba waxyar ayaa lagu celin. Qaar kamida Xayeysiisyada ay 10,000 oo doolar kaaga baxday, ayaa dadka isticmaalay qaarkood waxaa loo celiyaa 1,000 doollar.hase ahaate dadka oo dhan lacagtan bilaashka ah mahelaan. Sidaa darteed si aad adeegyo wanaagsan u hesho, waxaa loobaahan yahay inaad heerka kaarkaaga daynta aad ko u qaadi.
Hadii aaddan hadda kahor kaarka daynta lahayn oo aad marar badan waydiisatay in aad kaarka daynta lasoo baxdo in qaali lagaaga dhigay haka walwalin.sida uu daraasaad daynta lagu sameeyey sheegayo dadka maraynkanku 13% malaha taariikh Amaaheed Halka ay 20% Maraykanku aysan hubin sida ay dayn kudhisi karaan.Sidaa darteed inaad Furitid kaarka daynta ee lagu kalsoon yahay waa xal wanaagsan.
wuxuuna kaarka dayntu ku ogolyahay inaad lacag cadaan ah kukaysato. tusaale hadii ay Akoonkaaga bankiga 300 oo doollar kugu jirto oo aad si lamid ah kaar daymeed oo ay 300 oo doollar kujirto gasho islamarkaana aad sedex boqol bil gudaheed ka baxdo waxaad kartaa inaad lacag bangiga kugu jirta aad amaahda toos ugu bixisid.hadii aad sidan hal sano ku wadina waxaa kor u kacaysa heerkaga daynta.kaararkan daynta ee la iskuhalayn kara waxaa bixiya bangiyada Wells fargo,American bank iyo bangiyo kale oo badan.
Mar hadii aad Amaah dhistid darajada dayntana aad kobcisid laga bilaabo maalintaad isticmaalka Amaahda bilowday muddo dhawr bilood ayaa 0% laga qaadayn dulsaar sanadeedka. Tusaale Bank of America 12 bilood ama 15 ilaa 18 bilood ayey bilaa dulsaar heer daynta wax 50$ kahooseeya ka qaadayaan. dayn bixiyaasha Amaah ilaa 10 kun doollar gaadhaysa haystana waxay dheereeyaan muddada dayn celinta.
Xaqiiqda bixiyaasha kaarka dayntu waxay u baahan yihiin inay bil walba dulsaar yar uruursadaan, hase ahaate dulsaartaas wakhti xaadirkan lama xisaabiyo.